Somaliland oo jawaab adag ka bixisay diidmada DF ka muujisay shidaalka laga baarayo

Somaliland ayaa ka jawaab kulul ka bixisay talaabadii dowlada Soomaaliya isku hor taagtay shidaalka shirkadda Genel Energy ka baareyso Somaliland Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo War saxaafadeed soo saartay ayaa lagu xusay in Somaliland ay iyadu masuul ka tahay maamulka khayraadkeeda, aysana jirin cid ay arrintaas u daba fariisanyaan. “Shacabka Somaliland nidaam dimoquraadi ah … Continue reading Somaliland oo jawaab adag ka bixisay diidmada DF ka muujisay shidaalka laga baarayo